War xaqiijinaya guusha Madaxweyne Erdogan oo ka soo kordhay doorashada Turkiga

Musharaxa Madaxweyne ee Isbaheysiga ATA Sinan Ogan ayaa ku dhawaaqay inuu taageeray  Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Xisbiga AKP Recep Tayyip Erdogan wareega labaad ee doorashada Madaxtinimada ee la qabanayo aakhirka bishan. “Waxaan ka dalbanayaa codbixiyeyaashii noo codeeyay inay sidoo kale taageeraan Mudane Recep Tayyip Erdogan,” ayuu yiri Ogan. Mr. Sinan Ogan oo hadal ka jeediyay magaalada … Continue reading War xaqiijinaya guusha Madaxweyne Erdogan oo ka soo kordhay doorashada Turkiga